July 04 2009 04:45:00
Navigation
· Home
· Articles
· Downloads
· FAQ
· Discussion Forum
· Web Links
· News Categories
· Contact Me
· Photo Gallery
· Search
OGEYSIIS

Qurbo joogta kasoo jeeda gobolada Awdal & Salal waxaa ka codsaneynaa kasoo qeyb galka kulankaan Telefoon
Ururka ARNA

Ururka dhismaha jidadka gobolada Awdal iyo Salal ee ARNA
Telesom Borama

Shirkada Telesom oo 10.000 Dollar ugu deeqday dhismaha waddooyinka
Somali Links
Allidamaale.com25
Aminarts.com31
Awdalnews.com25
Berberanews.com23
Boramanews.com24
Codkanabadda.com24
Dananews.com23
Dayniile.com22
Dhalinta.com25
Galgaduudpost.com57
Hadhwanaag.com25
Harowo.com24
HornAfric.com27
Lughaya.com30
Mareeg.com23
Qarannews.com21
Salalnews.com24
Saylac.com24
Shabelle.net25
Simbanews.com26
Somaliweyn.com25
Waagacusub.com26
Wadajir.net27
www.xoghaye.com38
Xogsheeg.com24
Xogta.com29
KA QEYB QAADO KULANKA TELEFOON EE 30-MAY 09
MAHADNAQ:URURKA ARNA OO U JEEDIYAY QURBA JOOGA AWDAL IYO SALAL KULANKI TALEFOON EE DHINACA HORUMARKA JIDADAKA
(Boorama:ARNA)Gudida samaynta wadooyinka ee gobolada Awdal iyo Salal (ARNA) ayaa maanta saxaafada kula hadlay Hotelka Rays ee magaalada Borama
MADAXDA URURKA ARNA IYO MAAYARKA BOORAMA OO U MAHADNAQAYA GABDHO QURA JOOG AH OO UGU DEEQAY URURKA LACAG LAGU DHISI DOONO JIDADKA AWDAL IYO SALAL

new-image.JPGBorama-(Lug)-Munaasabad loogu mahad celinayey qaar ka mid ah haweenka qurbajoogga ah ee reer Boorama ayaa maanta lagu magaalada Boorama .

new-image.JPG

Xafladan oo ay kasoo qaybgaleen Maayarka Magaalada Boorama ,C/raxmaan Shide Bile ,Guddoomiyaha ururka jidadka Boorama  ARNA C/qaadir  Aadan Nuur , Guddiga ganacsatada ah ee ku lug leh dhismaha jidadka  Boorama , xildhibeenada golaha degaanka Boorama ,madaxda ururada bulshada qaarkood iyo martisharaf kale ayaa waxa  munaasibaddan ka hadlay maayarka Boorama C/Raxmaan Shide Bile isagoo maayarku isagoo ku hadlaya magaca bulshada Boorama iyo kan dawladdaba uu mahadcelin u jeediyey saddex gabdhood oo  ka mid ah qurbajoogga reer Awdal ee carriga Ingriiska kuwaasoo lacag qaadhaan oo gaadhysa ilaa 10,030 USD soo gaadhsiisyey ururka ARNA ee qaabislan hagaajinta jidadka Boorama .
 
Gabdhahan oo la kala yidhaa Nasiya Jaamac Aye (uurdoox), Hodan Cismaan Qaadi iyo Sucaad Sh.Muuse Jaamac  .

new-image1.JPG

Guddooiyaha ururka ARNA  C/qaadir Aadaan Nuur oo isna halkaasi ka hadlay ayaa sidoo kale uga mahadceliyey gabdhahaasi qaadhaanka wax ku oolka ee ay soo gaadhsiiyeen taasoo tusaale u ah sidaan ururkaasi weli uga hadhin  samaynta jidadka Boorama iyo Dila sidaa darteedna cid kastoo ka qayb qaadata  qaadhaankiisa ay mahad ballaadhan u jedinayaan .

OGAYSIIS MUHIIM AH
OGASYIIS MUHIIM AH OO UU ARURKA JIDADKA EE ARNA U JEEDINAYO DHAMAAN QURBA JOOGTA REER AWDAL IYO SALAL IYO GUUD AHAAN SOMALILAND
ARNA oo howlo lagu dardar galinaya dhismaha waddooyinka bilowday.
Maamulka Ururuka wadooyinka ee ARNA ee gobolada Awdal iyo Salal ayaa maanta faahfaahin ka bixiyay bilawga hawlihii wajigii labaad ee qaadhaan ururinta ee lagu dayactirayay wadada u dhaxaya magaaloooyinka Dila iyo Boorama ..
ARNA oo soo bandhigay wax-qabadkiisa inta uu jiray iyo maamul cusub oo loo sameeyay.

Hoolka shirarka Rays Hotel ayaa waxaa maanta lagu qaybtay shir ay soo agaasintay ururka wadooyinka gabolada Awdal iyo Salal ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaano ARNA.

Daawo sawirada daaraha ku yaala magaalada Boorama ee xarunta G/Awdal.
Waxaan idiin soo gudbineynaa sawirada daaraha ku yaala magaalada Boorama iyadoo magaalada ay ka socdaan guryo waa weyn oo laga dhisayo ...
Ururka ARNA iyo Hay'ada GAA oo bilaabay Dayactirka Jidka Dila iyo Boorama.

Ururka AARNA ee dhismaha wadooyinka Awdal ee dhawaanta lagaga dhawaaqay Boorama iyo hayada GAA (German Agro Action), ayaa bilaabay dayactirka wadada isku xidha Dila iyo Boorama ...

Maayarka Borama oo ku guuleystay inuu dhisho wado laami ah oo gudaha magaalada marta.

Maayarka magaalada Boorama Cabdiraxmaan Shide Bille ayaa ku guuleystay inuu dhiso wado laami ah oo magaalada dhex marta. ..

ARNA oo ka shaqeyn doona dhismaha wadada isku xirta Dilla iyo Borama oo lagu dhawaaqay.

Xaflada weyn oo si xoogan loo soo agaasimay ayaa khamiistii (Oct 25, 2007) waxa ay ka dhacday hotelka Rays ee magaalada Borama...

Baro dalkaaga Somaliland.
ARNA waxey kuu soo gudbineysaa sawiro muujinaya bilicda dalkeena, iyadoo haboon tahay in qof walba dalkiisa uu maal gashto isla markaana wax kasoo saarto  ...
Shaqaalaha Telesom Borama oo mishaarkooda qeyb u jaraya bil kasta dhismaha Jidka
Shalay ku dhawaaqay inay bilkasta qadar ka mid ah mushaharkooda ugu deeqeen ururka ARNA oo ah mid maxali ah oo iskood isugu ...
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shaqaalaha Telesom

Shaqaalaha Telesom Borama oo mishaarkooda qeyb u jaraya bil kasta dhismaha Jidka
Barro Dalkaaga

Shirkada Telesom oo 10.000 Dollar ugu deeqday dhismaha waddooyinka
Rays Hotel

Amoud University

Eelo University

Render time: 0.02 seconds 3,020 unique visits