SOMALI LINKS

Xogta.com
Boramanews.com
Harowo.com

Lughaya.com
Saylac.com
Hadhwanaag.com
Qarannews.com

Radio Somaliland
TV Horseed
Somalistar TV
Radio Garawe
Radio Ogaal

Radio Gedo
Waayaha.net
Markacadey.net
Baydhabo.com
Daafeet.com
Somalidaxorta
XildhibaanPub.
Reegay.com
Somali Press Review

Somali C. & Sports

Xargaga
Maaryaa.net
Galdogob Times

Islaax.org

Ogaal Online

Dowladnimo

HormoodNews
Kubadda.com

Horyal Radio

Jawiil Online

SomaliDoc.com

All Sanag

Gedoland
Gedoland

Dulmidiid

Banooda

Codkawaamo

Cakaarra

Itisfame

Dalkanews
WAAJID

Jilibweyn
DjibTalk

Djiboutination

Ali Halane Art

Somali-Youth

AllPuntland
Ambaqaad
Allwadani

Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Allgedo Online

Arlaadi Online
Arlaadinet
Afgoi.com

Awdelnews.com
Axadle

Afrikada Bari
B BC London
Bilaajo
Borama N Network
Boondheere
Bartamaha
Burtinle  Online

Buurhakaba
BAIDOA.COM
Biyo Kulule
Bulugleey
CayaarahaSwedan
Ceelbuurnet
Ceelbuur Online
Carmooyin
Cadayga
Cayaaraha.com

Cadaado.net
Dayniile
Dar-Alhijra
Doollo
Dulmane.com
Dadkeyga.com
Dhagaxtuuri

Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
Dayaxnet.com
DayniileOne
F ALSAN
G edonet
Gedoweb
Goday News
Garowe Online
Geeska Afrika
Goobjoog
Hobyonet
Homeland.Net
Hiiraan Center
Halgan.net
Halgannews
Himilo Online

HornAfrik Online
Israac
Ilaqosal
Ilamos
Idamaale
Jowhar.com
Jarbooleey
Jijigawe

Jannaale
Jiimonet
KASMO
Kartuun
KismayoNews

Kilili 5aad
Lughaya
Laasqoray

Muqadisho City
Mudug Online
Midgaan.com
Midnimo.com
N ASSNET
O nkod
Olol
Osman Arts

P untland Post

HOME ~ CONTACT US
Faalada Warka: Ururka ARNA ma ka Dabaalan Karaa Xilka Saaran, Mise Wuxuu Noqon Doonaa Mid Soo Afjara Iska Wax u Qabsadii Reer Awal ku Caambaxeen?
 

Ururka Isku Xidhka Jidadka Awdal
Awdal Roads Network Association
(A R N A )

KA QEYB QAADO DHISMAHA WADADA ISKU XIDHA DILLA IYO BOORAMA
WARARKII ARNA

Ururka ARNA oo howlo lagu dardar galinaya dhismaha waddooyinka bilowday. +SAWIRO

Ururka ARNA oo soo bandhigay wax-qabadkiisa inta uu jiray iyo maamul cusub oo loo sameeyay. (Daawo Sawirada)

Daawo sawirada guryaha ku yaala magaalada Boorama ee xarunta G/Awdal.

Ururka ARNA iyo Hay'ada GAA oo bilaabay Dayactirka Jidka Dila iyo Boorama. (Daawo Sawirada)

Maayarka Borama oo ku guuleystay inuu dhisho wado laami ah oo gudaha magaalada marta. (Daawo Sawirada)

Shaqaalaha xarunta Telesom Boorama oo bil kasta qadar ka mid ah musharkooda ugu deeqay dhismaha wadada Borama-dilla. (Daawo Sawirada)

Ururka ARNA oo ka shaqeyn doona dhismaha wadada isku xirta Dilla iyo Borama oo lagu dhawaaqay. (Daawo Sawirada)


Ma ogsoontahay in Ururka ARNA ay suurta galisay in dariiqa isku xidha Dilla iyo Boorama loo socdo 20 Daqiiqo, iyadoo markii hore saacad iyo in ka badan loo socon jiray .

Ururka ARNA Dibad iyo Gudaha Wax taakuleyn ah oo ay ka heleen ma jirto marka laga reebo Shirkada Telesom iyo qaar kamid ah Jeebabka Mas'uuliyiinta ARNA ku bahoobay.

Ururka ayaa wajiga labaad usoo jeesanaya sidii Laami loo saari lahaa wadada isku xirta Dilla iyo Borama oo uu haatan ururka u fakirayo.

Hadaba cidii jecel inay gacan ka heysato howlahaan adduun iyo aakhiraba faa'iidada leh ee horumarka gobalka Awdal haka Xidhiidho Ururka Arno

Guddoomiyaha ARNA Mudane C/qaadir Aadan Nuur Tel: 0025224452002
Email: arnaawdal@gmail.com

Ururka waxuu dhawaan ku haminayaa in wadada isku xirta Dilla iyo Borama iyo waddooyinka kale ee gobalka Awdal ka dhigo sida sawirkaan hoose, hadii Alle idmo

2008 - CONTACT US: arnaawdal@gmail.com